(Sawirro) Golaha Wasiirada KG oo kulankoodii ugu horeeyey kaga hadlay qodobo xasaasi ah

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya C/Casiis Xasan Mohamed Lafta–gareen ayaa maanta guddoomiyey Shirkii ugu horeeyay ee golaha wasiirrada Maamulkaasi. Shirka ayaa waxaa ka soo qeyb galay dhammaan Wasiirrada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, waxaana ugu horeyn isu bartay Wasiirrada dhawaan la Magacaabay iyo Madaxweyne Lafta gareen. Waxaa inta badan looga hadley shirka sidii ay … Continue reading (Sawirro) Golaha Wasiirada KG oo kulankoodii ugu horeeyey kaga hadlay qodobo xasaasi ah